Diyaarado weerar bambaano ku qaaday Sacuudiga oo la bur buriyay

Ciidamada cirka ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa fashiliyay weerar gantaal oo lala damacsanaa in lagu garaaco caasimadda Riyaad, waxaana weerarkan lagu eedeeyay in ay ka dambeeyeen kooxda Xuutiyiinta ee dalka Yemen. Telefishinka Sacuudiga ayaa baahiyay in dhowr diyaaradood oo kuwa aan duuliyaha wadin oo bambooyin lagu soo rakibay oo ku wajahnaa magaalada Riyaad iyo magaalooyin ku … Continue reading Diyaarado weerar bambaano ku qaaday Sacuudiga oo la bur buriyay